Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir ahna Lataliyaha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo Dowladda Jabuuti ka tirsan ayaa garoonka ku soo dhoweyey Madaxweyne Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh, Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf ka qaatay Ciidamadda Band Music (Baambeey) Jabuuti.

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa loo soo gelbiyey Xarunta Madaxtooyadda dalka Jabuuti, wuxuuna halkaas kulan kula qaatay dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Kulanka kadib, shir jaraa’id oo ay wada qabteen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti. Waxa ay shirkooda jaraa’id ku sheegeen inay ka wada hadleen xaaladda labadda dalka, Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu warxibin ka siiyey dhigiisa Jabuuti Ciidamadda Jabuuti ee qaybta ka ah kuwa Amisom ee jooga Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in booqshadu tahay tii ugu horeysay oo rasmi ah ee uu ku tago meel ka baxsan Soomaaliya, wuxuuna Madaxweynahu safarkiisa ugu sii tallaabi doonaa dalka Itoobiya.





 







 





























Shador Haji
Press Officer
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia





UK HOUSE OF COMMON: President Mohamud on the back foot while al-Shabaab attacks continue

Maansadii: Marinhabowga Qarannimo ee aan maalmaha XORIYADA U TIRYAY 1 JULAY 1960

American-Somali relations: What’s in the words? by Abukar Arman

TACSI: Macalin Abdi Jama Warsame (ALLAHA U NAXARIISTO) OO DHAWAAN GEERIYOODAY

YUU AHAA SULTAN ABDALLA BIN SULTAN ISSA AL AFRAR “MAHRA IYO SOQODRA”? QALINKII: Muxyadiin Xusseen Ciid 30/05/2014

QAYB KA MID SAWIRADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE INTII UU KU SUGNAA PUNTLAND

المهرة اليوم - خاص استقبلت الجالية المهرية في الصومال السلطان عبدالله بن عيسى بن عفرير باكثر من سبعين سياره وكان على راسهم مشايخ قبائل المهرة ( بن نيمر + الجدحي + بن عتوني + السليمي + وبن عفرير ) وج

قبائل الدارود الصومالية تنصب ملكا جديدا

SAWIRADA CALEEMASAARKA BOQORKA DAAROOD

Security in Kenya Little law, less order Crime, terrorism and police abuse are all rising together

CAMDEN:Father of man stabbed to death in Camden Town street calls for peace

TACSI: REER SHIRE MAXAMUUD OO KA TACSIYEYNAYA GEERIDA MAAMA MARYAN

Daily Nation: How Somalia aid cash funds Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay madaxda dalka Isutaga Imaadaarka Carabta

Car Bomb: President Hassan Sheikh Mohamud has called the UN envoy to Somalia to say he was not harmed during the attack, envoy Nick Kay has tweeted

Insight - Graft allegations test West's ties to Somali president (REUTERS)

Somalia president dismisses US criticism

SAWIRADII AASKA MARXUUM A/RISAQ HAJI HUSSEIN ALLAHA U NAXARIISTEE

TACSI ALCARAB HALYEEY ABDIRIZAK HAJI HUSSEIN iyo Dr ABDI ASIS NUR HIRSI ALLAHA U NAXARIISTO

Somalia’s other pirates – the telecom companies and remittance companies

ALCARAB HAMBALYO MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

ISBADALKII PUNTLAND OO RUMOOBAY MADAXWEYNE Dr CABDIWALI CALI GAAS

Doorashada Gudoomiyaha Cusub waxa ay gogol xaar u tahay soo noqoshada C/raxmaan Faroole

Somalia’s Puntland region braces for presidential election

Qarax lala eegtay Hotel Rooble caawa oo sababay dhimasho iyo dhaawac

C/Wali Shiikh Axmed ayaa noqday R/wasaarihii badalay Saacid Shirdoon

Musharax Cabdullaahi Cidi-Libaax oo u tacsiyeeyay Marxuum Faysal Warsame kuna gacanseyray Gudiga Musharaxiintu Magacaabeen

ALCARAB OO KA TACSINEYSA GEERIDA MARXUUM MAXAMED WARSAME MAXAMED

Aaskii Marxuum Faysal Warsame Maxamed oo R/Wasaare Shirdoon ka qaybgalay

Somalia and EU Fight over 'Lack of Aid' Claims

Murtidii Abwaan Maxamed Hiirad & gabeygii Sunaami

Crisis in Somalia - The Elephant in the Room The (by Ali Abdulle)

War Deg-deg: Somalis 'killed in Puntland' during tropical cyclone

Sawiro+ Khudbad:- Musharax Gen Cabdulaahi Cali Mire oo Gaalkacyo uga dhawaaqay Musharaxnimadiisa.

Puntland Election – The Candidates More than 15 years after (By Ali Abdule)

Police hunt missing terror suspect Mohammed Ahmed Mohamed ( Al-shabaab)

SAWIRKA AMIIN CAAMIR EE DOORASHADA PUNTLAND JANAAYO 2014

The Guardian: Al-Shabaab rebuilds forces in Somalia as African Union campaign stalls

Qurba Joogta Puntland ee Waqooyiga Ameerika: Dr Gaas Iridaadii aragnaye Gadaashaadii

Somali Girl Smuggled into UK to Have Organs Harvested

Maamulka ALCARAB.COM ayaa Idin Leh Ku Ciida Ciid Wanaagsan

Pirates and warlords aside, Michele Ballarin believes she can turn Somalia around

IJJ: How Piracy is Affecting Economic Development in Puntland, Somalia

FADEEXADA DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO WASIIR CIILMOOGE BANAANKA DHIGAY

In May Mr Abdirizak and President Hassan told the FT they would not sign any oil deals until the petroleum bill and the new constitution were made compatible

Maamulka Alcarab oo idinleh "Ciid Mubaarak" Kulicaam Wa'antum Bikheyr

Press Release, Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia

DegDeg: Tarsan oo eeday Afkiisa iyo Muqdisho iyo Muungaab

Prof:Baadiyow oo mid Guuldareysatay ku tilmaamay DFS ee Madaxweyne Xassan Shiikh

Madxweynaha Kenya oo afur Muslimiinta ugu sameeyay Madaxtooyada ayaa mucjiso ayan fileyn uga naxsaday (Daawo Video)