Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
Talaado, November 13, 2012 (HOL) —Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’isul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Kahor inta aysan bilaaban cod u qaadidda xukuumadda, ayaa madaxweeynaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaaraha waxay kulan saxaafadda bannaan joog ka ahayd ay la qaateen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.
Mid kamid ah xildhibaanada baarlamanka oo HOL uga waramay waxa looga hadlay kulanka, ayaa sheegay in madaxweeynaha uu ka codsaday baarlamanka in ay ansixiyaan xukuumadda cusub.
Sidoo kale waxa isna goobta hadal ka jeediyay ra’isul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) oo isagu sharaxaad ka bixiyay sababta uu 10-ka wasiir u xushay, isagoona sheegay in dadka uu soo magacaabay ay yihiin xubno fir-fircoon oo ay ka go’antahay sugidda amniga dalka iyo horumarkiisa.
Intaa kadib ayaa waxa bilaabatay cod u qaaadidda xukuumadda, waxaana kulanka codka loogu qaadayay xukuumadda soo xaadiray 225 Mudane, waxaa ogolaatay xukuumadda in ay shaqeyso 219 mudane, sedex way diideen, sedexna way ka aamuseen.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof: Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xukuumadda cusub ay ansax tahay.
Ansixinta golaha wasiiradda ayaa kusoo beegmeysa xilli xubno katirsan baarlamanka Soomaaliya ay wadeen Motion ka dhan ah xukuumadda, kaasoo ay ku dalbanayeen in lasoo dhameystiro xukuumadda kahor inta aan la ansixin.
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
MAAMULKA ALCARAB CIID MUBAARAK KU LEH SULTAN CABDALLA BIN SULTAN CIISE
