Obama Madaxwenaha Mareykanka
Madaxweyne Barack Obama ayaa ku guuleystey tartankii doorashada ee waddanka Mareykanka isagoo sidaan horey usheegayba ku guuleystey tirada 274 electoral vote sidaana waxuu afarta sano ee soo socota ku noqonayaa madaxweynaha mareykanka.Waxaan runtii laga dareemayaa meelo badan oo ka mid ah waddankaan farxad iyo reyn reyn weli ma uusan hadlin ha yeeshee waxaa caado u ah in musharaxa guuleysto uu u mahad celiyo musharaxa la tartamay waxuu kaloo sameeyaa ballan qaadyo,sidaasoo kale ayuu musharaxa laga guuleystona u tahniyadeeyaa musharaxa ay guushu raacdey.
Waxaa kaloo xusid mudnaa in aqalka hoose ay mar labaad ku adkaadeen xisbga Jamhuuriga iney maamulaan taasoo ay xisbiga Dimuqraadiga ay filayeen iney ku adkaadaan.
Waxaan kaloo rabaa inaan tilmaamo Gobolka aan deganahey ee Massachusetts in kursiga uu ka geeriyoodey Ted Kennedy oo isagu 2dii sano ee la soo dhaafey uu dhameystirey ninka la yiraahdo Scott Brown oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga uu caawa halkaa ku waayey oo waxaa kursigaa ku soo celiyey xisbiga Dimuqraadiga Marwo Elizabeth Warren oo bare ka ah jaamcada weyn ee la yiraahdo Harvard kursigaa ayaa mudan inaan tilmaamo inuu Ted Kennedy uu ku fadhiyey muddo ka badan 40 sano.
Mar labaad Barack Obama madaxweynaha 4ta sano ee soo socota.
Waxaa qorey: Cabdi Cawaafe oo ku guuleystey inuu noqdowariyaha North America webka Alcarab.com
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
MAAMULKA ALCARAB CIID MUBAARAK KU LEH SULTAN CABDALLA BIN SULTAN CIISE
