Maxaa Xubnihii Mehri ee Baarlamaanka loogu gudbiyay magacyadoodii liiskii lasoo bandhigay Axadii looga wayay?

Ka gadaal markii si aan la isku waafaqsaneyn ay xubno ka mid ah gudiga  fulinta xulida Baarlamaanka si aan ka fiirsi laheyn u shaaciyeen magacyo ka mid ah kuwa loo soo gudbiyay Baarlamaanka, ayaa waxaa la arkay in magacyadii Mahri gabi ahaanba liiskii laga waayay.

Arintaas oo Alcarab.com, dabagal ku sameysay ayaa waxaa la cadeeyay in warqadihii iyo liiskii Xildhibaanadii Beesha Mahra ay gudbisay ay feylka ka saareen xubno ka mid gudiga fulinta oo laaluush ay siiyeen shaqsiyaad isla beesha ah, kuwaas oo naloogu sheegay in ay yihiin haraadiga dawlada hada gabagabada ah iyo Baarlamaankii hore ee xariga loo gooyay.

Mid ka mid ah Xildhibaanada cusub ee Mahra ayaa noo sheegay in ay ogyihiin cida ficilka foosha xun sameysay mar gaar ahna ay la xisaabtamayaan, waxa uu noo diiday in magacyada noo xuso, asagoo yiri "xiligeeda ayaa xuseynaa shaqsiyaadkaa".

Mar aan waxa ka weydiinay sida arintaas loo xaliyay waxa uu noosheegay "Markii liiskii oo ayan iskuba waafaqsaneyn in saxaafada loo gudbiyo sababtoo ah xubnaha cusub ee Baarlamaanka oo aan amnigooda guud la sugin, oo ninba goob ku sugan yahay, ayaa suuqa la gashay magacyadan, taasna canaan iyo garqaadasho ayaa ka timid, marka teena aan u leexdo, waxaa nasoo wacay xubno gudiga ka mid ah oo leh liiskiinii iyo warqadihiiniiba mahayno, ee marlabaad keena, anaguna waa ka diidnay, oo ilaa ay cadeeyaan sababta ayaa Suldaankii yiri waxaan idiin gudbinayo majiraan, intaas kagadaal ayay isku laabteen Dowlada iyo xubnihii kushaqada lahaa ayaa isku yimid, Raali galin iyo qirasho khaladkii dhacay ahaa ayay noo keeneen, iyagoo cadeeyay in liiskii la xaday feylkana laga saarey, markaa ayaa iyada oo lawada joogo mar labaad gudbinay, maalinimadii sabtidana 40xildhibaan oo lagudbiyay ayaan ka mid aheyn, shirka isniintana waan ka qaybgaleynaa waana heysanaa aqoonsigayagii hada, qolodii waxaan iyo howlo kale oo ka foolxun ka shaqeynaysayna, anaga iskadaye madaxdii dowlada, gudigii hawsha wadey iyo dadkii Muqdishaba maanta waa ogyihiin, waana ay khasaareen".

Mar aan ku celinay in ay xiriir la sameeyeen xubnaha oo noo diiday xusida magacyadooda, ayuu Xildhibaanka Cusubi noo sheegay "Anagu xiriir lama aanan sameyn oo wasakhdii ay sameeyeen ayaan dhaqeynay, balse ayaga ayaa hada bilaabay in ay xiriir nala soo sameeyaan ayaga oo mid walba kii kale ayaa waxaas sameeyay oranaya, anaguna dhageysigooda hada diyaar uma nihin, mar baase dhaceysa aan la xisaabtameyno" ayuu yiri Xildhibaanku.

Maxaad ku oran laheyd amase maxaey tahay talada aad siin laheyd shaqsiyaadkaa falalka aad sheegtay ku jira ayaan wediinay Xildhibaanka "Walahi waxaan oran lahaa shaqada ay wadaan yaysan ka daalin, kolay xisaabtoodu meel uun bay talaaye".ayuu yiri Xildhibaanku.

Maxaad shacabka Mahra fariin ah oo aad gaarsiineysaan ayaan weydiinay Xildhibaanka "Waxaan u sheegayaa in shacabka Mahra iyo Soomaaliba waa cusub u baryay, iskana ilaawaan ragii iyo siyaasiyiin ku sheegii danahii Mahra iyo Soomaaliba ku cayaaray, maanta diyaar ayaan u nahay in la inala xisaabtamo, oo hadii aan shaqadayada gudanweyno, banaanka naloo saaro, balse waxaan cadeynayaa in ciilbadan oo Mahri iyo Soomaaliba haysay meesha uu ka baxay, xilkayagana uu noqondoono mid aan kii soomaaliyeed iyo kiinaba ku ilaalino, anoo si gaar ah Mahrina uga digaya shaqsiyaadka fadqalalo ku naaxa ah ee walaalkood xiniyaha u leh".

Alcarab.com ayaa heshay warqado iyo fariimo laga gudbiyay xunihii xildhibaanada u sharaxnaa sida COL/Dhafuuje, Xildhibaan Tahliil, Xildhibaanad Saaqo Aadn iyo Feysal warsame iyo Muxyadiin Xusseen oo ay ku eedeeyeen in aragagixada Caalamiga la shaqeeyaan, shaqsiyaadkaa Xildhibaanku diiday in uu xuso magacyadooda, ayaa dagaal aan la aqoon waxa ka maqan oo raadinayaan iskaga jira, iayadoo Xildhibaanku noo raacshay in waayahu wax bari doonaan.




Accord key to end Jubaland stalemate, says Somali leader

Xilalka loo balanqaaday Xildhibaanadii Digil iyo Mirifle si gacmaha uga laabtaan Mowshinkii ay horboodayeen

Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London

Casho sharaf lagu soo dhaweynayey gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland mudane Siciid Xuseen Ciid oo ay qabteen Jaaliayada Puntland ee leicester

Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntand oo fursadaha Puntland yaala ku soo bandhigey Shirka London [Sawiro]

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND‏

Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir

Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere

Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Mahra iyo Socotra Bashir Hassan Hagi Abubakar Al-afrar oo ka qayb galay Shirkii Yemen ee London

KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA

Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland

Press release BRITISH AMBASSADOR TO SOMALIA -WELCOMES COMPLETION OF UK-FUNDED BALAD ROAD AND BRIDGE REFURBISHMENT

Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)

Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA

ICRC War Saxaafadeed - Soomaaliya: Gargaar xanaanada xoolaha ah oo la gaarsiiyay 43,000 xooladhaqato ah ee ku nool waqooyiga

Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka

THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW

Tacsi: JAALIYADA NORWAY OO TACSI DIREYSA Axmed Cali Bile allaha u naxariisto ayaa London ku geeriyooday

Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Madaxweynanimada Puntland

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid

Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya

Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada

ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA

Obama Madaxwenaha Mareykanka

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA

Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA

R/W Cabdi faarax Shirdoon oo sheegay in uu la tashandoono Xildhibaanada iyo Madaxda Dowlada soo xulidiisa Dowlada Cusub

PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone

WAR-SAXAAFADEED Dhadhaab: hoggaamiyeyaashu waa in aaney guul-darro u keenin xerada qaxootiga ee dunida ugu weyn. MSF

COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a

HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN

Tacsi: Qunsulkii Safaarada Nayroobi ayaa geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan

Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen

Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay

SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA

XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA

Xubno ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Mahra ayaa cadeeyay in ayan wax lug ah ku laheyn eedo dhawaan soo baxay

Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay

Bashiir Xassan Abubakar Al-cafraar oo loo magacaabay Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Fulinta Mahra iyo Suqadara