CURASHADA GUUSHA MAHRA IYO SOO NOQASHADII SALDANADA MAHRA IYO SUQADA EE SULTAN ABDALLA

1967 ayay aheyd markii xoogagii midnimo doonka ahaa ee Yamanta Koonfureed ay rideen Sultanadii Mahra iyo Suqadara, ayagoo dilay allaha u naxariistee Sultankii guud ee mahra iyo Suqadara Sultan Isse Sultan Ali.

Tan iyo maalintaa deegaanada Mahra iyo Suqadara ma helin xaquuqdoodii ku luntay midnimada, ayadoo reerkii Sultanada hogaanka u hayayna u wareegeen deeganada Mahra ee Sacuudi Careebiya.

Sultan Abdalla Bin Sultaan Isse ayaa dhaxal u helay Sultanadii Mahra asagoo balanqaaday in uu si walba ha ku qaadatee in uu mar labaad cagaha u taagi doono Sultanadii Mahra iyo Suqadara.

Hadaba Riyadii Sultan Abdalla Bin Sultan Isse, waxa ay dhabowday 08/07/2012, markii wafti 50gaari ah ay xuduuda Cumaan ka soo galeen Gobalka Mahra, waftigaas oo uu hogaaminayay Sultan Abdalla Bin Sultaan Isse, taasoo shacabkii Mahra-na ayagoo caleemo qoyan, calankii mahra iyo sawiradii Sultankaba kala hortagay.

Soo noqoshada Sultan ABDALLA ayaa runtii noqotay curashada Taariikhda cusub ee Mahra iyo dib u yagleelidii Sultanadii faca weyneyd ee soo taxneyd kumaan sanadoodka.

Dad ayaa xambaarayay Sultan Abdalla ayagoo u ooyay soo noqoshadiisa, tanoo wada xasuusineysay  Sulatandii Aabihii Waa Sultan Isse hogaanka u hayay.

Waxaa u wada istaagay Qabaa'ilkii Mahra oo dhan iyo maamulkii Gobalkaba, ayagoo bilaabay shirar socday ilaa iyo10/07/2012, lana soo gabagabeeyay maanta, go'aano wax tar lahina kasoo baxeen.

Go'aanada iyo sawiro  badan ayaa dib idinkaga soo gudbindoonaa.

Waxaa shirarkaa telfonka uga qayb galay xubno ka mid ah jaaliyada Mahra ee UK, ayadoo ay u hadleen C/raxmaan Cumar Yare C/raxmaan Adari iyo Maxamed Cabdulaahi Shiikh Mursal.

Waftiga Sultanka ayaa waxaa ka mid ah Mudane:Bashiir Xassan Xaaji, oo u qaabilsan Mahra Soomaaliya qadiyada Mahra.








Xilalka loo balanqaaday Xildhibaanadii Digil iyo Mirifle si gacmaha uga laabtaan Mowshinkii ay horboodayeen

Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London

Casho sharaf lagu soo dhaweynayey gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland mudane Siciid Xuseen Ciid oo ay qabteen Jaaliayada Puntland ee leicester

Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntand oo fursadaha Puntland yaala ku soo bandhigey Shirka London [Sawiro]

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND‏

Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir

Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere

Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Mahra iyo Socotra Bashir Hassan Hagi Abubakar Al-afrar oo ka qayb galay Shirkii Yemen ee London

KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA

Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland

Press release BRITISH AMBASSADOR TO SOMALIA -WELCOMES COMPLETION OF UK-FUNDED BALAD ROAD AND BRIDGE REFURBISHMENT

Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)

Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA

ICRC War Saxaafadeed - Soomaaliya: Gargaar xanaanada xoolaha ah oo la gaarsiiyay 43,000 xooladhaqato ah ee ku nool waqooyiga

Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka

THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW

Tacsi: JAALIYADA NORWAY OO TACSI DIREYSA Axmed Cali Bile allaha u naxariisto ayaa London ku geeriyooday

Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Madaxweynanimada Puntland

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid

Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya

Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada

ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA

Obama Madaxwenaha Mareykanka

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA

Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA

R/W Cabdi faarax Shirdoon oo sheegay in uu la tashandoono Xildhibaanada iyo Madaxda Dowlada soo xulidiisa Dowlada Cusub

PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone

WAR-SAXAAFADEED Dhadhaab: hoggaamiyeyaashu waa in aaney guul-darro u keenin xerada qaxootiga ee dunida ugu weyn. MSF

COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a

HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN

Tacsi: Qunsulkii Safaarada Nayroobi ayaa geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan

Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen

Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay

SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA

XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA

Xubno ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Mahra ayaa cadeeyay in ayan wax lug ah ku laheyn eedo dhawaan soo baxay

Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay

Bashiir Xassan Abubakar Al-cafraar oo loo magacaabay Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Fulinta Mahra iyo Suqadara

Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta