Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay guulaha Ciidanka DFKG ah iyo AMISOM
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay guulaha
sida uu hadalka u dhigay is daba jooga ah oo ay gaarayaan ciidamada
dowladda iyo kuwa gacanta siinaya ee AMISOM.
Waxaa uu sheegay Ra’iisal wasaare C/wali Max’ed Cali Gaas in qorshaha socda uu bilow u yahay howlgalo la doonayo in dalka oo idil looga sifeeyo Al-shabaab, ka hor inta aan la gaarin bisha Ogoosto oo ah waqtiga ay ku egtahay dowladda hadda jirta.
‘’Qorshaha waa mid balaaran, qabsashada degmada Afgooye waxaa oran karaa waa mid bilow u ah istiraatijiyad la doonayo in dalka oo dhan looga saaro Al-shabaab ka hor inta aan la gaarin bisha Ogoosto ayuu yiri,’’ Ra’iisal wasaare Gaas.
Waxaa kaloo uu sheegay in mar uu soo hadal qaaday sida laga yeelanayo nabad-galyada deegannada ay gacanta ku dhigto dowladda in markiiba maamul loo sameynayo deegannadaas si xaalada loo dajiyo.
‘’Deegaanada lagala wareego Al-shabaab maamul ayaan u sameyn doono markiiba, si amaanka loo xaqiijiyo ayuu yiri,’’ Ra’iisal wasaare C/wali.
Dowladda KMG iyo AMISOM ayaa guul weyn u arkay qabsashada degmada Afgooye oo 30km oo kaliya u jirta magaalada caasimada ah ee Muqdisho, walow saraakiisha dowladdu leeyihiin qorshaha socda waa mid ka fog degmada Afgooye.
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
MAAMULKA ALCARAB CIID MUBAARAK KU LEH SULTAN CABDALLA BIN SULTAN CIISE
ALCARAB.COM OOCIID MUBAARAK KU LEH SHACABKA ISLAAMKA IYO IYO SOOMAALIBA
