Ciidanka Nabad sugida oo gacanta ku dhigay shaqsi iyo miino halis ah oo uu watay
Miinada cusub waxaa lagu dhejin karaa baabuurta si ay u waxyeelleyso dadka
gaariga saaran/RadioMuqdishoHay’adda nabad sugidda qaranka waxay maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay nin la sheegay in lagu qabtay miino casri ah oo la sheegay in ay sameysay al-Shabaab.
Miinada casriga ah ayaa loogu tala galay in lagu xiro gaadiidka yar yar, taasoo dili karta dadka saaran gaariga lagu xiro.
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shalay galinkii dambe isgoyska Ex-Control Afgooye ku soo qabtay Cabdiraxmaan Faarax Maxamed oo ah ninka lagu qabtay miinada isagoo rabay in uu ku xiro gaari uu leeyahay guddoomiyaha degmada Hiliwaa.
Eedeysanaha oo la hadlay warfidiyeennada ayaa sheegay in uu ka yimid gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna qiray in uu bar-tilmaameedsan rabay guddoomiyaha degmada Hiliwaa.
Agaasimaha hay’adda nabad sugidda DKMG ah, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in la fashiliyay miinadan cusub iyadoo aan lagu waxyeelleyn shacabka iyo mas’uuliyiinta Soomaaliyeed.
Fiqi ayaa ugu baaqay dadka wata gaadiidka yar yar in ay ka feejignaadaan in baabuurtooda lagu xiro miinadan xilliyada ay yaallaan goobaha baakinka ah.
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
