Eng. Bana Abdalla Ali oo loo magacaabay Madaxa Suuq-geynta iyo Warfaafinta ee Guddiga Tartamada Ciyaaraha Wadamada Bariga iyo Bartamaha Afrika.
Waxaa xilkii 3-aad ee caalami ah loo Magacaabay Eng. Baana Abdalla Ali oo horey Xoghaye Guud ugu ahaa Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga, ka dib Warqad ka soo baxday Xiriirka Caalamiga ee Ciyaaraha Kubada Koleyga Wadamada Bariga iyo Bartamaha Africa ee[EAST CENTRAL AFRICA INTERCITY BASKETBALL COMMITTEE].

Ronnie Owino, Xoghayaha Guud ee Guddigaasi ayaa u Magacaabay Eng. Bana Abdalla Ali in uu yahay Madaxa Suuq-geynta iyo Warfaafinta ee Guddiga Tartamada Ciyaaraha Wadamada Bariga iyo Bartamaha Afrika.
Xilkaan oo aan la shaacin waqtiga uu ku egyahay
dhamaanshiyahiisa ayaa Noqoneesa Markii ugu horeesay
ee loo dhiiba Shaqsi Soomaali ah inta la ogyahay Taariikhda,
iyadoona sidoo kale Guddigaan uu yahay Markii ugu
horeesay ee uu ku biiro Muwaadin Soomaaliyeed.
Eng. Bana Abdalla Ali oo Xubin Buuxda
ka ah Guddiga Caalamiga ee FIBA AFRICA Zone V, ayaa
xilligaan ah Madaxa Suuq-geynta Guddiga FIBA AFRICA
Zone V, illaa iyo doorashooyinka Guddigaasi ee sanadka
2014.
Waxaa sidoo kale uu yahay Guddomiyaha doorashooyinja iyo Isgaarsiinta Wadamada dhaca Bariga Carabta ee ku jira Guddiga Caalamiga ah ee Xiriirka Kubada Koleyga Jaamacada Carabta.
Bahda Isboortiga Soomaaliyeed Qeybahooda ka la gedisan ayaa si weyn usoo dhaweeyay xilkaan Cusub ee loo Magacaabay Eng. Bana Abdalla Ali, iyadoona uu Noqonayo Muwaadin Soomaaliyeed oo 3-xil ka haya Guddiyo Isboorti oo Caalami ah.dfb
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
MAAMULKA ALCARAB CIID MUBAARAK KU LEH SULTAN CABDALLA BIN SULTAN CIISE
ALCARAB.COM OOCIID MUBAARAK KU LEH SHACABKA ISLAAMKA IYO IYO SOOMAALIBA
