Shirkii lawada sugayay ee Ergooyinka Beelaha Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay hada
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Muqdisho, shirkii ay kaasoo qeyb galayaan
odayaal dhaqameedyada beelaha Soomaaliyeed, si ay u soo xulaan ergooyinkii ansixin lahaa qabyo qoraalka ay soo bandhigayaan gudiga madaxbanaan ee loo xilsaarey soo diyaarinta Dastuurka ku meelgaarka ah.Furida madashaan ayaa waxa kasoo qayb galay Madaxda dowladda, Safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo Diblomaasiyiin.
Shirka oo furitaankiisa waqti hore la filayay, ayaa waxa cududaar ka bixiyay, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/qaadir Jahweyn asagoo ka raali geliyay in shirka uu arrimo farsamo dib uga dhacay, hase ahaatee qaban qaabada shirka ay aheyd mid aad u heer sareysay oo Gudiyada loo saaray ay isku soo duba rideen sidii shirka si wanaagsan u furmi lahaa.
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaan ka soo qeyb gelin shirka, inkastoo xill galabnimo oo saacada Muqdisho tahay 3-da Galabnimo uu shirka si rasmi u furmay.
Shirka ayaa ka hor inta uusan furmin waxaa Kooxaha Hobolada Muusika ay ka qeyb galayaasha ku madadaalinayeen heeso iyo suugaan, iyadoo Kooxda Baambeyda Muusikada ay garaacayaan astaanta qaranka.
Ammaanka ayaa ah mid si aad ah loo adkeeyay, ciidamo isugu jira Boolis Nabad Sugida ayna wehliyaan AMISOM ayaa ammaanka si xoogan u sugaya, waxaana dadka lagu baarayay ilaa 10-goobood.
Shirkan ayaa maanta kaliya ku siman furitaan, iyadoo wixii maalinta berri ka dambeeya la guda geli doono sidii looga doodi lahaa soo xulida ergooyinka 825 xubnood ee shirweynaha Dastuurka ansixinaya iyo soo xulida Baarlamaanka cusub.
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
