Beeshii uu ku baxay Xassan Maxamed Faarax oo qiratay, raali galina ka bixisay
Xassan Maxame Faarax oo ka mid ahaa ciidamada Booliiska Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa dhawaan ku geeriyooday saldhiga booliiska Miir, oo ku yaalada xaafada Horumar.Geerida Xassan ayaa timid markii rasaas ay ku fureen Saldhiga Miir koox Maleeshiya ah, oo gadoodsanaa, ayadoo xabadahoodii ay haleeleen Xassan Maxamed, oo dibada uga soo baxay saldhiga markii uu maqlay rasaasta.
Beeshii ay kasoo jeedeen maleyshiyadii weerarka aheyd ayaa qiratay in uu Xassan gacantooda ku baxay, ayagoo xaal iyo xumeynba sheegay in ay diyaar u yihiin, kana xun yihiin ficilkii dhacay.
Bahda Alcarab.com, waxa ay ka tacsiyeynaysaa geerida allaha u naxariisto Xassan Maxamed Faarax, anagoo leh eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta
