Fariin Tacsiyadeed: Suldaan C/qaadir Cumar Faarax oo ku tilmaamay murugo dilkii Cali Koronto kana tacsiyeeyay

Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax Shabeel ayaa waxa uu ka hadlay ficilkii dilka ahaa ee loogeystay allaha u naxariisto Cali Ismaaciil Cabdulle (Koronto), asagoo ku tilmaamay mid murugo iyo aayandaro keenay, wax laga wada xumaadana ahaa.

"Cali Koronto waxa uu ahaa runtii birmageydo, gacan tolna loogama fadhin in uu ku baxo, aad ayaan uga wada niyad jabnay dhimashadiisa, ragga wax garadka ah ee reerku ku faani karo ayuu ka mid ahaa, ilaahey janatul fardowso ha ka waraabiyo ayaan leeyahay, gacan ka xaq darran ayaa dishay, iyadana jaasadeeda hala mariyo" ayuu yiri Suldaan C/qaadir.

Suldaanka ayaa uga wada tacsiyeeyay Beesha Mahra dhimashada Cali Koronto, qaasatana qoyskiisa oo uu yiri " Walaalayaal iyo adeerayaal, waa aan idinlawada qabnaa murugada iyo caloolxumada ay keentay dhimashada Cali Koronto allaha u naxariistee, nin ay waayeen meesha Mahra ayuuna Cali noqonayaa, waan garankaraa saameynta ay noowada leedahay dhimashadiisa, samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo, qof walba oo la jecel yahay maalin ayaa lawaayayaa, gacan ka xaqdaran ayuu ku baxay, janadii allaha ka waraabiyo ayaan leeyahay".

Dhinaca kale waxa uu fariin ka soo saaray ruuxii gacan ku dhiiglaha ahaa, ee Cali Koronto gacantiisa ku baxay "Waxaan ku baaqayaa in gacan laga wada geysto sidii loo soo qaban lahaa ninkaas gacan ku dhiiglaha ahaa, mana jiri karto cid ku garabsiisa ficilkaa foosha xun ee uu geystay, waana in laga jaaseeyaa ficilkii uu geystay" ayuu Suldaanku raaciyay hadalka.

Suldaanka ayaa ku duceeyay in masiibadan dhacday intaa sharkeedu nooga ekaato, dadka walaalaha ah ee wada dhashayna bogooda burcad eebe isku mariyo, asagoo marlabaad iyo sedexaadba xusay in uu aad uga murageysan yahay dhimashadii ninkaas wax garadka ahaa, qoyskiisiina si gaar ah uga tacsiyeynayo.





Xilalka loo balanqaaday Xildhibaanadii Digil iyo Mirifle si gacmaha uga laabtaan Mowshinkii ay horboodayeen

Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London

Casho sharaf lagu soo dhaweynayey gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland mudane Siciid Xuseen Ciid oo ay qabteen Jaaliayada Puntland ee leicester

Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntand oo fursadaha Puntland yaala ku soo bandhigey Shirka London [Sawiro]

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND‏

Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir

Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere

Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Mahra iyo Socotra Bashir Hassan Hagi Abubakar Al-afrar oo ka qayb galay Shirkii Yemen ee London

KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA

Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland

Press release BRITISH AMBASSADOR TO SOMALIA -WELCOMES COMPLETION OF UK-FUNDED BALAD ROAD AND BRIDGE REFURBISHMENT

Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)

Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA

ICRC War Saxaafadeed - Soomaaliya: Gargaar xanaanada xoolaha ah oo la gaarsiiyay 43,000 xooladhaqato ah ee ku nool waqooyiga

Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka

THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW

Tacsi: JAALIYADA NORWAY OO TACSI DIREYSA Axmed Cali Bile allaha u naxariisto ayaa London ku geeriyooday

Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Madaxweynanimada Puntland

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid

Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya

Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada

ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA

Obama Madaxwenaha Mareykanka

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA

Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA

R/W Cabdi faarax Shirdoon oo sheegay in uu la tashandoono Xildhibaanada iyo Madaxda Dowlada soo xulidiisa Dowlada Cusub

PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone

WAR-SAXAAFADEED Dhadhaab: hoggaamiyeyaashu waa in aaney guul-darro u keenin xerada qaxootiga ee dunida ugu weyn. MSF

COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a

HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN

Tacsi: Qunsulkii Safaarada Nayroobi ayaa geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan

Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen

Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay

SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA

XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA

Xubno ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Mahra ayaa cadeeyay in ayan wax lug ah ku laheyn eedo dhawaan soo baxay

Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay

Bashiir Xassan Abubakar Al-cafraar oo loo magacaabay Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Fulinta Mahra iyo Suqadara

Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta