Geeri naxdin leh oo ku timid Allaha u naxariistee Cumar Ismaaciil Xaaji Samatar

Waxaa galabtadii maanta shil gaari ku geeriyooday wadanka Sacuudi Careebiya allaha u naxariisto Cumar Ismaaciil Xaaji Samatar, geerida ayaa timid sida na soo gaartay markii marxuumka oo waday gawaaridan xamuulka ah uu istaagay meel kalin shidaal ah oo u dhaw magaalada Riyaad, kadibna gaari dadka wadanka u dhashay oo lalaya ayaa dusha ka maray marxuumka.

Marxuumka Cumar ayaa kasoo socdaalay wadanka Imaaraatka Carabta oo uu daganaa asaga iyo reerkiisaba.

Geerida Marxuumka ayaa Maamulka Alcarab.com uga tacsiyeynaynaa ehelada iyo qaraabada oo dhan gaar ahaan Reer Xaaji Samatar.

TACSI    TACSI           TACSI

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN

Maxamed Mire Bare

Anagoo kala ah dadka hoosta ku qoran waxaan ka 
tacsiyeynaynaa  geeridaas naxdinta leh ee ku timid Cumar Ismaaciil Xaaji Samatar,

Anwar Ismaaciil
Maxamed Mire
Bashiir Carabduur
Cisman Warsame
TACSI    TACSI           TACSI

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN

Cabdirisaaq MaxamedCiise

Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun. waxaan tacsi u diraynaa alle ha u naxariistee CUMAR ISMAACIIL XAAJI SAMATAR oo ku qeeriyooday wadanka boqortooyada saudi areebiya.. waxaana tacsida diraya anagoo kala ah:-
1. cabdirisaaq maxamed ciise.
2. muxiyadiin yaasiin ciise.
3.cabsulaahi yaasiin ciise.
 4.cabdinaasir cabdulaáhi nuur.
5. cismaan jaamac yusuf .waran bari
6. nasro yaasiin ciise.
waxaan ilahay uga rajeynaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo eheledii iyo qaraabadii uu ka tagay samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin.

Faatumo Molas

Asc waxaa u tacsiyeeynayaa Reer ka uu geeriyooday, Abtigay Omar Ismail Haji Samatar, oo ku dhintay, Saudi Arabia. waxaan lee yahay ilaahay Janatul fardowsa haka waraabiyo. Samir iyo iimaana ha naga wada siiyo Aameen.

Sacdiyo Salaad Xaaji

Geeradii naxdinta badneyd walaalkey cumar ismail x samatar ilahay ktaabkisa midigta hakasiiyo.

Sahra Sultan Abdullahi Nur 

Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun. waxaan tacsi u diraynaa alle ha u naxariistee CUMAR ISMAACIIL XAAJI SAMATAR oo ku qeeriyooday wadanka boqortooyada saudi areebiya.. waxaana tacsida diraya anagoo kala ah:- 1. Sahra Sultan Abdullahi Nur 2. Osman Seed 3.Faduma Osman Seed 4.Kawsar Osman 5. Faduma Dheere Ali Bile iyo caruurteeda 6. Faduma Muse Ismail Aw Farax iyo Caruurteeda 6. Istanbul Sultan Abdullahi X. Nuur iyo Caruurteeda waxaan ilahay uga rajeynaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo eheledii iyo qaraabadii uu ka tagay samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin.

XILDHIBAAN CALI XAREED

Waxaa maanta Gaalkacayo ku geeryootey Allaha u naxariistee Xaliimo Macallim Saciid Ali Boos. Ilaahay jannadii ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. 

Sidoo kale waxaan halkan uga tacsiyaynayaa eheladii uu ka geeryoodey Allaha u naxariistee marxuum Cumar Ismaciil Xaaji Samantar. Ilaahay jannadii ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamiin




Casho sharaf lagu soo dhaweynayey gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland mudane Siciid Xuseen Ciid oo ay qabteen Jaaliayada Puntland ee leicester

Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntand oo fursadaha Puntland yaala ku soo bandhigey Shirka London [Sawiro]

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND‏

Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir

Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere

Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Mahra iyo Socotra Bashir Hassan Hagi Abubakar Al-afrar oo ka qayb galay Shirkii Yemen ee London

KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA

Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland

Press release BRITISH AMBASSADOR TO SOMALIA -WELCOMES COMPLETION OF UK-FUNDED BALAD ROAD AND BRIDGE REFURBISHMENT

Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)

Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA

ICRC War Saxaafadeed - Soomaaliya: Gargaar xanaanada xoolaha ah oo la gaarsiiyay 43,000 xooladhaqato ah ee ku nool waqooyiga

Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka

THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW

Tacsi: JAALIYADA NORWAY OO TACSI DIREYSA Axmed Cali Bile allaha u naxariisto ayaa London ku geeriyooday

Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Madaxweynanimada Puntland

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid

Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya

Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada

ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA

Obama Madaxwenaha Mareykanka

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA

Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA

R/W Cabdi faarax Shirdoon oo sheegay in uu la tashandoono Xildhibaanada iyo Madaxda Dowlada soo xulidiisa Dowlada Cusub

PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone

WAR-SAXAAFADEED Dhadhaab: hoggaamiyeyaashu waa in aaney guul-darro u keenin xerada qaxootiga ee dunida ugu weyn. MSF

COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a

HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN

Tacsi: Qunsulkii Safaarada Nayroobi ayaa geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan

Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen

Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay

SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA

XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA

Xubno ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Mahra ayaa cadeeyay in ayan wax lug ah ku laheyn eedo dhawaan soo baxay

Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay

Bashiir Xassan Abubakar Al-cafraar oo loo magacaabay Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Fulinta Mahra iyo Suqadara

Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta

MAAMULKA ALCARAB CIID MUBAARAK KU LEH SULTAN CABDALLA BIN SULTAN CIISE

ALCARAB.COM OOCIID MUBAARAK KU LEH SHACABKA ISLAAMKA IYO IYO SOOMAALIBA