TACSI: "INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJACUUN Caaqil Jaamac Bari

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku geeriyoodey allaha u naxariistee Marxuum Jaamac Maxamuud Cali oo loo yaqiin Jaamac Bari,marxuumka ayaa in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Gaalkacyo taasoo ay tii alle ugu timi.
Marxuumka ayaa ahaa nin aad looga yiqiin deegaanada Puntland iyo weliba deegaanada soomalidu degto ee Itoobiya.
Haddaba haddaanu nahey bahda Alcarab.com waxaanu tacsi u direynaa dhamaan beesha Meheri ehelkii iyo asxaabtii uu ka tegayba waxaanan illaah uga baryeynaa in marxuumku ka mid noqdo kuwa kitaabkooda gacanta midig laga siiyo,dadkii uu kategayna samir illaah uu ka siiyo.
AAMIIN    AAMIIN     AAMIIN    AAMIIN    AAMIIN    AAMIIN    AAMIIN




Somalia to rewrite contracts in response to corruption concerns By Katrina Manson in Nairobi

SAADO: GEENYADII GALBATEY IYO HALAQII LABA AFLAHA (Qoraa sare:Muxyadiin Xuseen Ciid)

UK HOUSE OF COMMON: President Mohamud on the back foot while al-Shabaab attacks continue

Maansadii: Marinhabowga Qarannimo ee aan maalmaha XORIYADA U TIRYAY 1 JULAY 1960

American-Somali relations: What’s in the words? by Abukar Arman

TACSI: Macalin Abdi Jama Warsame (ALLAHA U NAXARIISTO) OO DHAWAAN GEERIYOODAY

YUU AHAA SULTAN ABDALLA BIN SULTAN ISSA AL AFRAR “MAHRA IYO SOQODRA”? QALINKII: Muxyadiin Xusseen Ciid 30/05/2014

QAYB KA MID SAWIRADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE INTII UU KU SUGNAA PUNTLAND

المهرة اليوم - خاص استقبلت الجالية المهرية في الصومال السلطان عبدالله بن عيسى بن عفرير باكثر من سبعين سياره وكان على راسهم مشايخ قبائل المهرة ( بن نيمر + الجدحي + بن عتوني + السليمي + وبن عفرير ) وج

قبائل الدارود الصومالية تنصب ملكا جديدا

SAWIRADA CALEEMASAARKA BOQORKA DAAROOD

Security in Kenya Little law, less order Crime, terrorism and police abuse are all rising together

CAMDEN:Father of man stabbed to death in Camden Town street calls for peace

TACSI: REER SHIRE MAXAMUUD OO KA TACSIYEYNAYA GEERIDA MAAMA MARYAN

Daily Nation: How Somalia aid cash funds Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay madaxda dalka Isutaga Imaadaarka Carabta

Car Bomb: President Hassan Sheikh Mohamud has called the UN envoy to Somalia to say he was not harmed during the attack, envoy Nick Kay has tweeted

Insight - Graft allegations test West's ties to Somali president (REUTERS)

Somalia president dismisses US criticism

SAWIRADII AASKA MARXUUM A/RISAQ HAJI HUSSEIN ALLAHA U NAXARIISTEE

TACSI ALCARAB HALYEEY ABDIRIZAK HAJI HUSSEIN iyo Dr ABDI ASIS NUR HIRSI ALLAHA U NAXARIISTO

Somalia’s other pirates – the telecom companies and remittance companies

ALCARAB HAMBALYO MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

ISBADALKII PUNTLAND OO RUMOOBAY MADAXWEYNE Dr CABDIWALI CALI GAAS

Doorashada Gudoomiyaha Cusub waxa ay gogol xaar u tahay soo noqoshada C/raxmaan Faroole

Somalia’s Puntland region braces for presidential election

Qarax lala eegtay Hotel Rooble caawa oo sababay dhimasho iyo dhaawac

C/Wali Shiikh Axmed ayaa noqday R/wasaarihii badalay Saacid Shirdoon

Musharax Cabdullaahi Cidi-Libaax oo u tacsiyeeyay Marxuum Faysal Warsame kuna gacanseyray Gudiga Musharaxiintu Magacaabeen

ALCARAB OO KA TACSINEYSA GEERIDA MARXUUM MAXAMED WARSAME MAXAMED

Aaskii Marxuum Faysal Warsame Maxamed oo R/Wasaare Shirdoon ka qaybgalay

Somalia and EU Fight over 'Lack of Aid' Claims

Murtidii Abwaan Maxamed Hiirad & gabeygii Sunaami

Crisis in Somalia - The Elephant in the Room The (by Ali Abdulle)

War Deg-deg: Somalis 'killed in Puntland' during tropical cyclone

Sawiro+ Khudbad:- Musharax Gen Cabdulaahi Cali Mire oo Gaalkacyo uga dhawaaqay Musharaxnimadiisa.

Puntland Election – The Candidates More than 15 years after (By Ali Abdule)

Police hunt missing terror suspect Mohammed Ahmed Mohamed ( Al-shabaab)

The Guardian: Al-Shabaab rebuilds forces in Somalia as African Union campaign stalls

Somali Girl Smuggled into UK to Have Organs Harvested

Maamulka ALCARAB.COM ayaa Idin Leh Ku Ciida Ciid Wanaagsan

Pirates and warlords aside, Michele Ballarin believes she can turn Somalia around

IJJ: How Piracy is Affecting Economic Development in Puntland, Somalia

FADEEXADA DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO WASIIR CIILMOOGE BANAANKA DHIGAY

In May Mr Abdirizak and President Hassan told the FT they would not sign any oil deals until the petroleum bill and the new constitution were made compatible

Maamulka Alcarab oo idinleh "Ciid Mubaarak" Kulicaam Wa'antum Bikheyr

Press Release, Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia

DegDeg: Tarsan oo eeday Afkiisa iyo Muqdisho iyo Muungaab

Prof:Baadiyow oo mid Guuldareysatay ku tilmaamay DFS ee Madaxweyne Xassan Shiikh

Madxweynaha Kenya oo afur Muslimiinta ugu sameeyay Madaxtooyada ayaa mucjiso ayan fileyn uga naxsaday (Daawo Video)