Baaq xanbaarsan warbixin & fariin uu soo jeedinaayo Suldaanka beesha Mahra Somaliya Suldan C/Qadir Faarax Shabeel

Waxaa dhawaanahan socday kulamo iyo fadhiyo loogu tala galay turxaan bixinta iyo mideynta Beelweynta Mahra ee ku dhaqan Soomaaliya.

Hawshaas ayaa waxaa u guntaday Suldaan C/Qaadir asaga oo garab ka helaya waxgaradka gudaha iyo dibadaba, taasoo u muuqata mid lagu najaxay intii badneyd.

Suldaan C/Qaadir Faarax, ayaa hadaba u gudbinaya Beelweynta Mahra Soomaaliya meel ay joogtaba fariin ku wajahan dadaalka ay wadaan si beel mideysan oo hal waji leh loo helo.

Fariintii Suldaanka ayaa aheyd sidan 

"Walaalayaal beryahanba waxaan wadnay hawl ku aadaneyd turxaan bixinta iyo talo gelinta Beeshan, anagoo kasoo bilaabnay magaalada Boosaaso, kuna xijinay Qardho iyo Garoowe, hadana ku sugan Magaalada Gaalkacyo, oo ah goobta noogu danbeysa ee aan gacanta kula jirno hada hawsheedii.

Marka aan ka tagtno Gaalkacyo, sadexda Gobal ee kale waxaan ku guuleysanay anagoo iskaashaneyna in si wadajir ah mid walba nidaam iyo kala danbeyn ay ku dhaqmaan ka hirgalino, ayadoo wax walbana laga midoobayo, waana ilaahey mahadiis intaasi noqoto fariimo lagu diirsado  wadajir, wadatashi & aayo katalin u bidhaantay beelweynt Mahra, anoo u rajeynaya Gaalkacyana in ay jidkaas raacdo, nalana qaadato, wadajirka iyo walaalnimada nolashooda mustaqbalku u baahan tahay.

Fariinta aan wadaa ka Suldaan ahaan, waa midaas aan ku raadineyno in aan aan helno, umad mideysan, walaalo ah, wax wadaqeybsi iyo kalgacalna ka dhaxeeyo, goobtay doonaan haku sugnaadeene.

Si gaar ah ayaan Jaaliyadaha dibada ula socdsiinayaa in ay nala qaataan fikirkaas walaalnimada iyo aayo katalinta Beelweynta Mahra xambaarsan, ayna ayaga oo mudan, sida ay tahay u qaataan go'aanada aan u soo gudbinay, ee wax wada qaybsiga iyo wadajirka ku qotama, ayna la shaqeeyaan Gobal walba gudiyada aan u asteynay in ay la shaqeeyaan,garab istaagaan, ayagoo wixii talo iyo tusaala ahna ku biirinaya.

Ugu danbeyn waxaan U MAHANAQAYAA ALLAAHA NA ABUURAY, ANIGOO UGA MAHADCELINAYA NICMADA UU NA SIIYAY,taas kasakoow, waxaan u mahadcelinaya Gudiga Dallada Jaaliyada Mahra ee Qurbaha, ayagoo dhiiri galin iyo dhaqaaleba ku bixiyay qabsoomida hawlaha aan wadno, ha xasuusnaado qof walba oo Beelweynta Mahra in kaalintiisu banaantahay, loogana fadhiyo buuxninteeda, talo, tusaale iyo TABARBA."

                          Wabilaahi TowfiiQ
SULDAANKA BEELWEYNTA MAHRA SOOMAALIYA
SULDAAN C/QAADIR FAARAX SHABEEL






Sultan Cabdalla Bin Ciise Al Cafraar oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee DR Xassan Xaaji Al Cafraar

TACSI: DR: XASSAN XAAJI ABUKAR AL CAFRAAR OO LONDON KU GEERIYOODEY ALLAHA U NAXARIISTEE

Somalia to rewrite contracts in response to corruption concerns By Katrina Manson in Nairobi

SAADO: GEENYADII GALBATEY IYO HALAQII LABA AFLAHA (Qoraa sare:Muxyadiin Xuseen Ciid)

UK HOUSE OF COMMON: President Mohamud on the back foot while al-Shabaab attacks continue

Maansadii: Marinhabowga Qarannimo ee aan maalmaha XORIYADA U TIRYAY 1 JULAY 1960

American-Somali relations: What’s in the words? by Abukar Arman

TACSI: Macalin Abdi Jama Warsame (ALLAHA U NAXARIISTO) OO DHAWAAN GEERIYOODAY

YUU AHAA SULTAN ABDALLA BIN SULTAN ISSA AL AFRAR “MAHRA IYO SOQODRA”? QALINKII: Muxyadiin Xusseen Ciid 30/05/2014

QAYB KA MID SAWIRADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE INTII UU KU SUGNAA PUNTLAND

المهرة اليوم - خاص استقبلت الجالية المهرية في الصومال السلطان عبدالله بن عيسى بن عفرير باكثر من سبعين سياره وكان على راسهم مشايخ قبائل المهرة ( بن نيمر + الجدحي + بن عتوني + السليمي + وبن عفرير ) وج

قبائل الدارود الصومالية تنصب ملكا جديدا

SAWIRADA CALEEMASAARKA BOQORKA DAAROOD

Security in Kenya Little law, less order Crime, terrorism and police abuse are all rising together

CAMDEN:Father of man stabbed to death in Camden Town street calls for peace

TACSI: REER SHIRE MAXAMUUD OO KA TACSIYEYNAYA GEERIDA MAAMA MARYAN

Daily Nation: How Somalia aid cash funds Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay madaxda dalka Isutaga Imaadaarka Carabta

Car Bomb: President Hassan Sheikh Mohamud has called the UN envoy to Somalia to say he was not harmed during the attack, envoy Nick Kay has tweeted

Insight - Graft allegations test West's ties to Somali president (REUTERS)

Somalia president dismisses US criticism

SAWIRADII AASKA MARXUUM A/RISAQ HAJI HUSSEIN ALLAHA U NAXARIISTEE

TACSI ALCARAB HALYEEY ABDIRIZAK HAJI HUSSEIN iyo Dr ABDI ASIS NUR HIRSI ALLAHA U NAXARIISTO

Somalia’s other pirates – the telecom companies and remittance companies

ALCARAB HAMBALYO MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

ISBADALKII PUNTLAND OO RUMOOBAY MADAXWEYNE Dr CABDIWALI CALI GAAS

Doorashada Gudoomiyaha Cusub waxa ay gogol xaar u tahay soo noqoshada C/raxmaan Faroole

Somalia’s Puntland region braces for presidential election

Qarax lala eegtay Hotel Rooble caawa oo sababay dhimasho iyo dhaawac

C/Wali Shiikh Axmed ayaa noqday R/wasaarihii badalay Saacid Shirdoon

Musharax Cabdullaahi Cidi-Libaax oo u tacsiyeeyay Marxuum Faysal Warsame kuna gacanseyray Gudiga Musharaxiintu Magacaabeen

ALCARAB OO KA TACSINEYSA GEERIDA MARXUUM MAXAMED WARSAME MAXAMED

Aaskii Marxuum Faysal Warsame Maxamed oo R/Wasaare Shirdoon ka qaybgalay

Somalia and EU Fight over 'Lack of Aid' Claims

Murtidii Abwaan Maxamed Hiirad & gabeygii Sunaami

Crisis in Somalia - The Elephant in the Room The (by Ali Abdulle)

War Deg-deg: Somalis 'killed in Puntland' during tropical cyclone

Sawiro+ Khudbad:- Musharax Gen Cabdulaahi Cali Mire oo Gaalkacyo uga dhawaaqay Musharaxnimadiisa.

Puntland Election – The Candidates More than 15 years after (By Ali Abdule)

Police hunt missing terror suspect Mohammed Ahmed Mohamed ( Al-shabaab)

The Guardian: Al-Shabaab rebuilds forces in Somalia as African Union campaign stalls

Somali Girl Smuggled into UK to Have Organs Harvested

Maamulka ALCARAB.COM ayaa Idin Leh Ku Ciida Ciid Wanaagsan

Pirates and warlords aside, Michele Ballarin believes she can turn Somalia around

IJJ: How Piracy is Affecting Economic Development in Puntland, Somalia

FADEEXADA DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO WASIIR CIILMOOGE BANAANKA DHIGAY

In May Mr Abdirizak and President Hassan told the FT they would not sign any oil deals until the petroleum bill and the new constitution were made compatible

Maamulka Alcarab oo idinleh "Ciid Mubaarak" Kulicaam Wa'antum Bikheyr

Press Release, Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia

DegDeg: Tarsan oo eeday Afkiisa iyo Muqdisho iyo Muungaab