MSF Waxaa ay Cambaareynaysaa Weerarada lala beegsanayo Shaqaalaha gargaarka Waxaana ay ku baaqeysaa Sii deynta Shaqallaha kale ee la Afduubay, Hawsha Gargaarka Somalia waxaa Soo foodsaartay Khatar

  Sabti 7th January 2012 -Waxaa isbuucii tagay lagu dilay magaalada Muqdisho labo shaqalle  oo ka tirsanaa Dhakaatiirta aan Xuduuda Laheyn(MSF) oo kala ah Philippe Havet iyo Andrias Karel Keiluhuo, waxaana dilay  nin  hubeysnaa ayagoo xilligaas ka fulinayay mashaariic gargaar magaalada Muqdisho. Sadex bil ka hor,labo ka mid shaqaalaha gargaarka  ee MSF,Montserrat Serra iyo Blanca Thiebaut,ayaa iyana afduub loogu geystay Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ,waqooyiga Kenya, iyaga oo xilligaas ku guda jiray fulin gargaar deg deg ah oo loo fidinayay shacab Soomaaliyeed.

 

Weeraradan lagu bartilmaameedsanayo shaqaalaha gargaarka waa in loo cambaareeyaa sida ugu kulul ee macquulka ah.Waxaa ay khatar galinayaan mashaariic caafimaad oo naf badbaadin ah kuwaas oo ayaguba xilligan  aad uga fog daboolidda baahida caafimaad ee ay qabaan shacabka Soomaaliyeed

 

MSF waxaa ay iminka baadi goob ugu jirtaa xal u helidda su’aasha adag ee ah sidii

ayadoo wax ku ool leh ay usii wadi laheyd hawlaheeda  Somalia si loo gargaaro dadka

aad ugu baahida qaba daryeel ayadoo dhanka kalena la xaqiijinayo  nabadgalyada iyo

badqabka dhamaan shaqaalaheena. Waxaan codsi u diraynaa dhamaan dadka, gaar ahaan maamulda ka taliya goobaha Somalia ka mid ah ee lagu hayo asxaabteena lasoo

afduubay,in ay wax walba oo karaankooda ah ay geystaan si loo fududeeyo sii deynta

Blanca Thiebaut iyo Montserrat Serra ayagoo badqaba.

 

MSF waxaa ay si joogto ah uga hawlgaleysay Somalia tan iyo 1991 una gargaareysay dhamaan Soomaalida u baahan gargaar dhamaan dhinacyda uu ka dhaxeeyo gacan ka hadalka iyo ismaandhaafku. Lixdii bilood ee tagay, MSF waxaa ay 14 mashruuc ku daweysay 225,000 bukaan oo Somalia ku sugan, waxaa ay tallaal siisay 110,000 caruur ah iyo ayadoo daryeeshay 30,000 oo caruur ah oo la il darnaa nafaqo darro. Sidoo kale, MSF waxaa ay 9 mashruuc kaalmo ku gaarsiisaa qaxooti Soomaaliyeed  oo jooga Kenya iyo Ethiopia taas oo ay maalin walba sii adkaaneyso isu dheelli tirka isku dayga ah daboolidda baahida caafimaad ee baaxada leh ee dadka  iyo khatarta soo foodsaareysa shaqaalaha MSF. Natiijada waxaa ay noqoneysaa in shacabka Soomaaliyeed –oo aad ugu nuglaaday dhibaatada ka dib 20 sano oo colaad sokeeye iyo faragalin caalami ah iyo waliba hay’adihii qaranka oo burburay,in ay helaan kaalmo ka yar intii hore.

“Si loo sii wado shaqadeeda gargaarka caafimaad ee bani’aadanimo si wax ku ool

ah,MSF waxaa ay ka dooneysaa dhamaan dhinacyada isku haya Somalia, Madaxada iyo

shacabka guud ahaan  Somalia  in ay garab naga siiyaan howshan iyo in ay gacan ka

geystaan  xaqiijinta nabadgalyada iyo amniga shaqaalaha gargaar” Sidaas waxaa ku

baaqay Madaxweynaha calamiga ee hay’adda  MSF , Dr  Unni Karunakara .

 

“Saaxiibadeen Philippe iyo Kace, arrinkaa amniga iyo nabadgalyada ah si aafo leh ayay u hirgali weysay. Blanca iyo Mone dhankoodana, waxaa ay mas’uuliyad ka saarantahay madaxda iyo shacabka Soomaaliya fududeynta sidii si nabad ah loo dhameyn lahaa afduubidooda”.

Jehan Bseiso

Medecins Sans Frontieres

Nairobi, Kenya

Tel: (00 254) 725 041 860

Halkan waxaa ku lifaqaan cod kusabasan war saxafadeyd ay hay’adda MSF ku cambeyreynasa weerada lala beegsanayo Shaqallaha Gargaarka.

 https://www.yousendit.com/download/T2dma3ZGaTFWRDhsYzhUQw   

Shukran. 

Jehan

Tel: (00 254)  725 041 860



 

 





Xilalka loo balanqaaday Xildhibaanadii Digil iyo Mirifle si gacmaha uga laabtaan Mowshinkii ay horboodayeen

Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London

Casho sharaf lagu soo dhaweynayey gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland mudane Siciid Xuseen Ciid oo ay qabteen Jaaliayada Puntland ee leicester

Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntand oo fursadaha Puntland yaala ku soo bandhigey Shirka London [Sawiro]

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray

COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,

ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND‏

Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir

Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere

Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Mahra iyo Socotra Bashir Hassan Hagi Abubakar Al-afrar oo ka qayb galay Shirkii Yemen ee London

KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA

Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland

Press release BRITISH AMBASSADOR TO SOMALIA -WELCOMES COMPLETION OF UK-FUNDED BALAD ROAD AND BRIDGE REFURBISHMENT

Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)

Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA

ICRC War Saxaafadeed - Soomaaliya: Gargaar xanaanada xoolaha ah oo la gaarsiiyay 43,000 xooladhaqato ah ee ku nool waqooyiga

Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka

THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW

Tacsi: JAALIYADA NORWAY OO TACSI DIREYSA Axmed Cali Bile allaha u naxariisto ayaa London ku geeriyooday

Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Madaxweynanimada Puntland

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid

Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti

Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya

Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada

ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA

Obama Madaxwenaha Mareykanka

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Doorashada Mareykanka iyo Alcarab

Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA

Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada

CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA

R/W Cabdi faarax Shirdoon oo sheegay in uu la tashandoono Xildhibaanada iyo Madaxda Dowlada soo xulidiisa Dowlada Cusub

PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone

WAR-SAXAAFADEED Dhadhaab: hoggaamiyeyaashu waa in aaney guul-darro u keenin xerada qaxootiga ee dunida ugu weyn. MSF

COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH

United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a

HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN

Tacsi: Qunsulkii Safaarada Nayroobi ayaa geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan

Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen

Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya

Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay

SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA

XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA

Xubno ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Mahra ayaa cadeeyay in ayan wax lug ah ku laheyn eedo dhawaan soo baxay

Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay

Bashiir Xassan Abubakar Al-cafraar oo loo magacaabay Madaxa Xiriirka Dibada ee Golaha Fulinta Mahra iyo Suqadara

Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta