Dr:Siciid Ciid Gudoomiye Ku Xigeenka Rugta Ganacsiga Puntland oo Shir Caalami ah Uga qayb galaya Maraykanka
Dr:Siciid Ciid Gudoomiye Ku Xigeenka Rugta Ganacsiga Puntland oo Shir Caalami ah Uga qayb galaya Maraykanka
Gudoomiye Kuxigeenka Rugta Ganacsiga Puntland Dr: Siciid Xuseen Ciid iyo Wafdi ka socda qaybo ka mid ah ganacsato Soomaaliyeed ayaa Magaalada Las Vegas ee dalka Maraykanka waxay uga qayb galeen Shir caalami ah oo ka dhacay halkaas,Shirkaas ayaa waxuu ku saabsanaa quwada korontada iyo Saamaynta aay ku leedahay dhaqaalaha aduunka iyo mustaqbalka quwada koronto ee qaaradaha iyo dalalka kala duwan ee aduunka..
Shirkaan oo lagu magacaabo Power-Gen International Convention waxuu bilowday 11/12/2011 ilaa 15/12/2011 waxaana soo qabanqaabiya sanad walba Pennwell Corporation iyo U.S Department of Commercial Services.
Shirkaan oo ah kulan Caalami ah ayaa waxaa kasoo qayb galay wafuud ka kala socotay 92 dal iyo 12,00 oo shirkadood,waxaa dhinac socday carwo caalami ah oo lagu soo bandhigay dhamaan noocyada korontooyinka, qalabka,farsamooyinka iyo Tiknolojiyadaha xiriirka laleh.
aa shirka laga jeediyay khudbado iyo kelmado lagu falanqeeynay heerarka aay marayso korontada aduunka,Waxaa diirada la saarayay xoojinta saamaynta hagaagsan ee korontadu ku leedahay horumarka dhaqaalaha dalalka.
Qaarada Africa ayaa la sheegay in si gaar ah baahideeda koronto ahmiyad loo siiyo maadaama Africa aay ku jirto waji koboc iyo horumarineed oo soo koraya kaasoo hadaan loo helin koronto baaxad leh, islamarkaana la isku halayn karo aay adag tahay inay hore u hinqato.
Wafigaan oo ah kii ugu horeeyay ee kasoo qayb gala shirkaan(Convention) oo sanad walba la qabto ayaa waxay wafdigu kulamo kala duwan la yeesheen wafuudii Shirka kasoo qayb galay ee kasocotay dalalka ,Shirkadaha kala duwan iyo dalladaha ganacsi ee goobta yimid.
Waxay sidoo kale kulan gaar ah laqaateen Corporation-ka qabanqaabiyey Shirka oo masuuliyiinteedu aay aad u soo dhaweeyeen in ay arkaan wafdi kasocda Somalia oo markii ugu horeeysay kasoo qayb galay madashaan caalamiga ah oo lagaga hadlayo baahida korontada caalamka iyo isbedelada ku socda laguna saadaalinayo mustaqbalka iyo horumarka farsamo ee la filanayo 10-ka sano ee socda.
Kulankaan ayaa waxaa loo aqoonsan yahay inuu kamid yahay 50-ka Shir ee ugu waaweyn ee ka dhaca dalka Maraykanka sanadkiiba.
Wafdiga ayaa waxay u gudbi doonaan Gobolka Minnosota iyagoo kulamo la yeelan doona Jaaliyada Puntland ee Halkaasi ku nool.
Shir ku saabsan maalgashiga Puntland oo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ku qabtay London
Barnaamijka Daldhis ee Somali channel oo wareysatay Dr Siciid Ciid ( video)
Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland Dr Saciid Xusseen Ciid oo London soo gaaray
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD,
ABDIFATAH WARSAME ROOTI OO KU DHAWAAQAY INUUYAHAY MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA JUBBALAND
Press release Ambassador Matt Baugh condemns murder of Somali journalist Rahmo Abdikadir
Tacsi: allaha u naxariisto Marwo Caasha Axmed Dheere
KHUDBADII SULTAN ABDALLA BIN ISSE AL-AFRAR EE SUQADARA
Press release; Ururka Midnimo Hanaanka Xisbiyada Puntland
Daawo Video-ga soo dhaweynta Sultan Abdalla Bin Issa ee Jaziirada Suqadara
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun (Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax)
Maalin Taariikhi ah: Ku noqoshada Sultan Abdalla Bin Isse Al-afrar SUQADARA
Dabeylo xoogan oo ka dhacaya waqooyi bari ee mareykanka
THE REGISTRATION OF POLITICAL PARTIES CONDITION INTERNATIONAL LAW
Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun Abshiro Xirsi Kibriid
Sawirada safarka Madaxweyne Xassan Shiikh ku marayo Jamhuuriyda Jabuuti
Kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka DF Somalia iyo Wasiiradda Arimaha Dibedda Kenya
Xildhibaanada Soomaaliya oo ansixiyey golaha wasiirada
ISBADALKA HANAQAADKA DOWLADNIMADA IYO DIMUQRAADIYADA SOOMAALIYA
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Doorashada Mareykanka iyo Alcarab
Ogeysiis: Kala soco Doorashada Mareykanka alcarab iyo CAWAAFE FAAQIDIDOONA
Ra'iisul wasaare Saacid oo ku dhawaaqey golihiisa wasiirada
CIID MUBAARAK KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR UMADA MUSLIMIINTA CAALAMKA IYO SOOMAALIBA
PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD let's celebrate for this historic milestone
COL/ XUMBUL XAANBUL OO DHANBAAL TAAGEERO AH U DIRAYA Madaxweyne XASSAN SHIIKH
United Nations investigators say an Australian citizen is helping to fund and run a
HAMBALYO: DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH C/LAAHI C/QAADIR FAARAXSAN
Xassan Shiikh Maxamuud oo noqday hogaamiyihii isbadaldoonka ee Shacabka Soomaaliyeed doonayeen
Siciid Xuseen Ciid oo la wareegay xilkii gudoonka Rugta Ganacsiga Puntland
Xildhibaan Tahaliil Cabdi Khudbadiisii Musharaxnimada G/ku xigeenka Koowaad oo lala dhacay
SAWIRADII SHIRWEEYNIHII MAHRA IYO SOCOTRA EE AL GHAYDA
XILDHIBAAN TAHLIIL CABDI MAXAMED OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE BAARLAMAANKA
Gudigii Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shir caawa u soo gabgaboobay
Xildhibaanadii Mahri oo noqday kuwii ugu horeeyay ee qaata kaararkii aqoonsiga galabta











