Tacsi

innaa liLlaahi wa inna raajicuun
إنا لله وإنا إليه راجعون Marxuum Abshiro Xirsi Kibriid
Waxaa maanta oo ah maalin isniin ah taariikhduna tahey December 3rd,2012 ku geeriyootey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota allaha naxariistii jano siiyee marxuum Abshiro Xirsi Kibriid oo mudooyinkaan ku xanuunsaneyd magaalada ay ku geeriyootey.

Ma diraysaa tacsi? ku noqo Bogga hore ee tacsida

Ilaahow addunka iyo aakhirada noo wada hagaaji, Aamiin
rabbanaa
quran