Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون Hooyo LUUL CARTAN CALI (AUN)
Waxaa goor sii horeysay maanta ku geeriyooday magaalada Qardho, Hooyo LUUL CARTAN CALI,. alllaha u naxariistee. Geerida marxuumada ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa Reere Axmed Faarax iyo awlaadooda oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo aduunka dacaladiisab| Ma diraysaa tacsi? | ku noqo Bogga hore ee tacsida |
|
Magacaaga 12/06/2012 11:41:07 |
إنا لله وإنا إليه راجعون |
|
hooyo sitey c/raxmaan somalia mugdisho 01/07/2012 05:27:29 |
إنا لله وإنا إليه راجعون Allaha u naxriste waxa geeriyotay mama sitey c/raxman oo ahayd mama caan ka ahayd dagmada dharkenley waxn lenahay janadi fardowso alle haka warabiyo qoyski ey ka tagtayna samir iyo iman |
|
Garyaqaan155 Somaliya 25/07/2012 04:41:51 |
إنا لله وإنا إليه راجعون |
|
bashir ciise yaman aden 11/08/2012 13:58:22 |
إنا لله وإنا إليه راجعون waxaan tacsi u dirayaa alaha u naxariisto bare axamed timay ooku geeriyday magalada qardho maraxuumka waxaa lagu xasuuta waxa uu ahaa qofkii u gu horeeyay gobolda waqooyi bari smaliya u qaybay mucaawino kaa soo ay u wakiilatay hayada bisha cas ee rbeed samir iyo iiman alaka siiyo qaraabadii uu ka baxay amin ani |
|
abdirahmaan hassan shire kenya 16/02/2013 12:46:33 |
إنا لله وإنا إليه راجعون sheikh abduqadir nur farax waxa xagan tacsi tiiraanyo leh uga dirayna marxuum al sheikh abdu qadir nur farax oo shalay casarkiii gacan ka xaqdaran ku dishay casimadda puntland waxan uga tacsiyenayna eheladiisi iyo qarabadiisi iyo dhaman umada islaamka ah gara ahan umada somaliyeeeeeeeed waxan lenahay ilahay hanaga siiyo samir iyo imaaaaaaaaaaan waxan xagan ka diraya tacsida 1hooyo amino shaikhdoon osman 2aabe hassan shire abgaal 3 iyo dhamaan reeer shire abgaal 4 iyo dhamaaaaaan reer xassan faaqe 5 ilmo hassan shire oo idil 6 iyo dhlinyarada xafada komarock |
Ilaahow addunka iyo aakhirada noo wada hagaaji, Aamiin
