Tacsi

innaa liLlaahi wa inna raajicuun

Bogga Tacsida ee furan

إنا لله وإنا إليه راجعون Shiikh C/qaadir Nuur Faarax (AUN)

Shiikh C/Qaadir Nuur Faarax, allaha Janatul Fardowso ha ka waraabiyee, hadaanu nahay Bahda Alcarab waxaan uga tacsiyeynaynaa umada Muslimiinta geerida Shiikha, eheladiisiina Samir ALAHA HAKA SIIYO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

إنا لله وإنا إليه راجعون Marxuum Abshiro Xirsi Kibriid

Waxaa maanta oo ah maalin isniin ah taariikhduna tahey December 3rd,2012 ku geeriyootey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota allaha naxariistii jano siiyee marxuum Abshiro Xirsi Kibriid oo mudooyinkaan ku xanuunsaneyd magaalada ay ku geeriyootey.

Maxamed Cismaan Aadan إنا لله وإنا إليه راجعون

Geeridaa murugada ayaan uga tacsiyeynaynaa Qoyskii, Ehelladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooyaday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cismaan Aadan oo ahaa Qunsulkii hore ee Safaaradda Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya (Nairobi) ( INAA LILAAHI WA INNAA ILA

إنا لله وإنا إليه راجعون Hooyo LUUL CARTAN CALI (AUN)

Waxaa goor sii horeysay maanta ku geeriyooday magaalada Qardho, Hooyo LUUL CARTAN CALI,. alllaha u naxariistee. Geerida marxuumada ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa Reere Axmed Faarax iyo awlaadooda oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo aduunka dacaladiisab

إنا لله وإنا إليه راجعون MAAMO DAHABO XASSAN SAMAKAAB

Bahda alcarab waxa ay uga tacsiyeynaysaa Reer Xayder Maxamed Maxamuud,. geerida maamo Dahabo Xassan Samakaab,. anagoo leh samir iyo iimaan allaha idinka siiyo,. hooyana Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون Dr:Cabdi Xassan Jimcaale

Waxaa maalinnimadii hore ee saaka ku geeriyooday Hillingdon Hospitaal oo ku yaal galbeedkaLondon, Wasiirkii Dastuurka iyo Federaalka Mammul Gobaleedka Puntland Dr:Cabdi Xassan Jimcaale, allaha u naxariistee, marxuumka ayaa mudo xanuunsanaa, saakana la oof

إنا لله وإنا إليه راجعون Madaxweynihii hore Cabdullahi Yusuf

Ilaahow addunka iyo aakhirada noo wada hagaaji, Aamiin
rabbanaa
quran