Bashiir Yusuf: Soomaaliya iyo carbis
Dabcan, wax badan ayaa lagu lafa guray siyaasada Soomaaliya shir merlo
badan ka dhacay , wax natiijo oo
Manaafacad leh ila haddana lama hayo .
Waxaana muuqato oo dhab ah damac baas ayaa heehaabayo korkeena sida
daruuraha oo siyaasada
Soomaaliya waa mid laga soo hago meel ka baxsan dalkeena , oo waa
inuu cindiga gashanaa in dalkiisu ku jiro Gumeysi dadban oo aan
marnaba laga dhoohnaan isha falato iyo indha habeenaadga la iska
dhowraa.
Waxuu , hadda ka hor qoray qoraaga lagu magacaabo Douglas Adam oo aan
ifka joogin asagoo adeegsanayo culluunta sayniska ayuu qoray
sheekooyin khiyaali ah oo aan dhab ahayn , wuxuuna adduunka ku tilmaamay
oo noqday computer weyn oo carbis ku jiro.
Haddaba ,waxaad moodaaba inay Soomaalidu ku jirto carbiskaas amase
laylis .
Waxaa Sido kale Buug dhan ka qoray filoosoofarka Jean Baudillard
ciwaankiisuna af-ingiriisi ah Simulacra and Simulation waa halka u
aroorsi dhaansaday , waxaana ii
Cadaatay in Soomaalidu ku jirto carbis amase laylis.
Bal aan daaha ka rogo noocyada carbiska ee naloo adeegsaday :-
Taxano.
1. Qabiil.
Yaa muran ka hayaa inay Soomaalidu wada dhasheen ?
Maxaase keenay tafaraaruqa dalkeena ? 1980gii waxaa soo fircamay
jabhado qabiil wato magacyo afqalaad xambaarsan sida SSDF, SNM , USC
iyo wixii la
Hal maalo mid wailba waxaa xudunteeda lagu soo jaray dal Itoobiyo ila
iyo haddana waxaa dhibka Soomaaliya laga soo hagaa meesha jabhadaha
qabiilka wato ka soo unkameen.
2. Qabqable amase dagaal-ooge yaa ku keenay? 1990gii Soomaaliya waxaa
soo if-baxay rag aan la aqoon daaqadaha ka soo galay markii danbana
Dumarka iyo Caruurta dhexdooda ku dagaalay yaa qandaraas ka qaateen
maantase soo ma aha kuwa baarlamaanka 500 dhaafay ku dhex hurdo.
3. Waxaad waalowow yaa ku keenay? Waxaa is weydin leh kuwa aan jus camo
xifdin Karin misana dhiiga islaam baneeystay xagee ka yimaadeen?
4.Gomogoosato iyo Goobaleeysiyow yaa uu adeegtaa? Addenda xiliga la
joogo oo sooba yaraaday inay qabiil ku gomogoostaan iyo ku goobaleestan.
5. Horta Shabaabow yaa ku dhalay? Xagee canaasiirtaas naga soo galeen?
Xageebay hantida iyo hubka ka keeneen? Waa su'aalo weyn oo u baahan
inla raad-raaco
Amase loo aroor jarmaado.
6. BurcadBaddded ma dhaba dhalan Soomaaliyeed ayaa qafaashay markab weyn
oo xamuul culus sito inay salaan
La koreen ? Burcadbadeed yaa anqariyay oo ku habay inay noqdaan Guuto
-Bahalo?
7.Dowladeey maxaa tahay? Xagee addunka lagu arkaa
Dowlad madaxbanaanideeda la hor istaago la yiri waxaa awaamir ka
qaadataa dalal ku fac ah?
Carbiskaas intaanu ku jirno wax dowlad la yirraahdo Soomaaliyeey ha u
hanqataagina inuu dalkiina saa ahaado ayaa la rabaa oo cidlo laga qaato
dowlada badan ayuu hungurug hayaa ee hurdada ka kaca.
Maqaal: Tafaraaruqaan iyo kala daad sanaantaan baahday xagay salka ku haysaa?
RAXAN KA REEBEEY ALIF WAX MALEH IYO WAALEEYAHAY KALA DAAYA
FARIINI WAA QAAN SOOMAALIYEEY "BY YUUSUF BASHIIR"
Heshiiska TFG iyo SKA Air Logistics Qalinka (Shakib Dhowre)
Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII SADDEXAAD.
Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII LABAAD)
Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu (Qaybta 1aad)By Suldaan Garyare
Ileyn Nimaan Xishoon Dagaal Xeeli Kama Heyso: Suldaan Garyare
DUULAN GALGALA MISE FASHILAAD FAROOLE. (Qalinkii Xassan Carab)
RAAFKA DADKA KA SOO JEEDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN
CALANKEENU LEBEIS MIYUU GALAA IYO ISTUSTUS!
Kaynaan, Kali Kaabay kaalin la wada gabey "1 By Bashiir M. Xersi."
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia by Dr Baadiyoow
Puntland! Sidee Xega loo Xagta oo Ilka Unabad Galaan. Maqaal Puntlander
Ma tanaa Turkigiina Baqal usoo fuulay .Qore-Xassan Carab
Hambalyo iyo bogaadin ku socota Isimada Gobalka Bari by DR Yusuf Isse
Puntland Iyo Cadaalada By Dr: Yusuf Issa
Wiil 11sanojir ah uu sababay IN haweenay Gaalo ah Muslimiyo
Magac u Yaallo mise Mansib u Yuurarayaal?!.
Soomaaliya ma argagaxisaa joogto? Dr:Yusuf Essa
Qiso Cajiib ah – Dagaal Waa Tab iyo Xeelad
Maxaa diyaaradihii Yurub fadhiisiyay? Cibra qaadasho la xidhiidha Falkaanaha Iceland?
Taariikh Muhiim ah oo ku saabsan dagaalkii 77 ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya
