FARIINI WAA QAAN SOOMAALIYEEY "BY YUUSUF BASHIIR"

Waxaan doonayaa inaan Soomaalida inaan farrintan qaanta ah gaarsiiyo waayo waxaad mooda in Soomaalidu hilmaamtay erayga wadaninnimo oo ah dawada kaliyo ee lagu daween karo cudurka siyaasadeed haddba dhan isku rogayo dabayluhuna korba meel u qaaadan.

Waxaa la yaab ah oo Fajac ah dhibka Soomaalidu badanaa? Soomaalidu waa qoomiyeed ku baahsan geeska afrika oo leh dhul balaaran dhaqan suuban oo xikmad leh . maanta maxaa naga dhigay ummad dugaagowday oo addunka oo dhan hal mar farta nagu fiiqaan , macquul matahay amase shay la qaadan karo in Soomaalidu tahay dhibka addunka .

Dhibkan dalkani yari sadka loo siiyo ma dhaba mise qurun ayaa nalo qarinayaa iyo yaa ka danbeeyo fool xumaysa haybadeenii iyo sumcadeenii Soomaaliyeed. dhibka oo taxan waa sidan ... Shabaab waa magac lagu xumaynayo soomaalida oo loo diidayo in dib usoo nooleeyaan magacii syl shababna tigreey ayaa candhada ku wadato.

Qoqob Soomaliland iyo puntland addis ayaa laga xukumaa. yaa maamusho hawada soomaaliyeed. Burcad- baddeed boortu orgiga ka weyn. Dawlad la nacaseeyay oo qowdana ma qashii waxna yaan loo qaban. dagaal ooge lagu badalay wadaad waalan .

Argagixiso kusoo yaacay dalka qaarkod ka yimid Mareekanka waa yaaka yaabkiis. Badda soomaaliyo cidkasto doonayso oo 36 dal ayaa wali wax ka xaalufinya qayraad baddeena. waxani waa wax Soomaalida ka weyn waxaa laga bixi karaa iyadoo la soo nooleeyo magcii ay ku salsali jireen minilikiyo meles.

 

YUUSUF BASHIIR

abshiryusu@yahoo.comk



Maqaal: Tafaraaruqaan iyo kala daad sanaantaan baahday xagay salka ku haysaa?

RAXAN KA REEBEEY ALIF WAX MALEH IYO WAALEEYAHAY KALA DAAYA

Bashiir Yusuf: Soomaaliya iyo carbis

Caalim Caalamka wareegaya shiddo la’aan iyo ardaygiisii aan godkuu galaba ku badbaadayn? Suldan Garyare

SOOMAALIYA MA XOR BAA MISE WAA MAXMIYAD HOOS TIMAADA QARAMADA MIDOOBAY (TRUSTEESHIP COUNCIL OF THE UNITED NATIONS)?

Heshiiska TFG iyo SKA Air Logistics Qalinka (Shakib Dhowre)

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII SADDEXAAD.

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu? (QAYBTII LABAAD)

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP Maxay Tahay Shaqadeedu (Qaybta 1aad)By Suldaan Garyare

Faallo:- Nabad la’aanta ka jirta dalka Soomaaliya waxay salka ku haysaa dhul kala sheegashada iyo Sed-bursiga Soomaalida.

Ileyn Nimaan Xishoon Dagaal Xeeli Kama Heyso: Suldaan Garyare

DUULAN GALGALA MISE FASHILAAD FAROOLE.‏ (Qalinkii Xassan Carab)

RAAFKA DADKA KA SOO JEEDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN

CALANKEENU LEBEIS MIYUU GALAA IYO ISTUSTUS!

Kaynaan, Kali Kaabay kaalin la wada gabey "1 By Bashiir M. Xersi."

The Roots of the Islamic Conflict in Somalia by Dr Baadiyoow

Puntland! Sidee Xega loo Xagta oo Ilka Unabad Galaan. Maqaal Puntlander

Ma tanaa Turkigiina Baqal usoo fuulay .‏Qore-Xassan Carab

Hambalyo iyo bogaadin ku socota Isimada Gobalka Bari by DR Yusuf Isse

Puntland Iyo Cadaalada By Dr: Yusuf Issa

Urur Diimeedkii Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo noqday xero doofaar ku soo xoomay oo xaalkeed Ilaah wax ka ogyahay

Wiil 11sanojir ah uu sababay IN haweenay Gaalo ah Muslimiyo

Magac u Yaallo mise Mansib u Yuurarayaal?!.

Soomaaliya ma argagaxisaa joogto? Dr:Yusuf Essa

Qiso Cajiib ah – Dagaal Waa Tab iyo Xeelad

Maxaa diyaaradihii Yurub fadhiisiyay? Cibra qaadasho la xidhiidha Falkaanaha Iceland?

13 jirbaan ahaa goortaan Ogaaday in layna gumeysto waxay ahayd markaan la kulmay 2 qiso oo iyaab galiyaya.

Taariikh Muhiim ah oo ku saabsan dagaalkii 77 ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya

Shirka Addis Ababa iyo Shuyuukhda Ahlusunna.